
Waxaa qaraxaan ku geeriyooday: Wasiirka Caafimaadka Qamar Aadan Cali, Wasiirkii Hidaha iyo Tacliinta sare Prof. Ibraahim Xasan Caddow iyo Wasiirka Waxbarashada Axmed C/llaahi Waayeel

Waxaa dhaawac culus uu halkaas ka soo gaaray: Wasiirkii Dhalinyarada iyo Isboortiga Saleebaan Colaad Rooble.