advertisements

Ra'iisul Wasaaraha Dowladda KMG oo soo magacaabay 15 Wasiir

Magacyada Wasiirrada

1. Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada.

2. C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka.

3.Cali Axmed Jaamac (Jangali) -Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah.

4.Maxamed Cali Xaamud- Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta.

5. Maxamed Cali Saalax -Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta.

6. Maxamed Ibraahim Xaabsade (Xaabsade)- Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda.

7. Saalim Caliyow Ibrow- Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka.

8. Axmed Cabdisalaan Xaaji- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta.

9. Caydiid Ila nalaf- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

10. Khadiijo Maxamed Diiriye- Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska.

11. Xuseen Ceelaabe Faahiye- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga.

12. Muuse Nuur Aamiin- Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha.

13. Muxidiin Xaaji Ibraahim- Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga.

14. Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka.

15.Nuur Iidoow Beyle- Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka.

Magacyada Wasiir ku xigeennada

Wasiir ku xigeenka Amniga iyo Arrimaha Gudaha Fahmo Axmed Nuur

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Qorsheynta C/kariin Axmed Cali

Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Cabdi Kaafi Macallin Xasan

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda iyo Qorsheynta Cali Muumin Ismaaciil

Wasiir ku xigeenka Horumarinta Gobobollada, Arrimaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Carab Cali Diiriye