UN Report

2007 DV
       


Hiiraan Online facilitates your chance to live and work in the USA by preparing and submitting your DV-lottery applications.

Our dedicated and experienced staff prepares and submits your application forms electronically with guaranteed timeliness. The processing fees for the Application Forms for the DV Lottery depends the country you are currently residing; if you live in:

Africa and Asia the fee to process one Application Form is $30
North America, Europe, Australia and New Zealand the fee to process one Application Form is $50. Use Somali Money Transfer Companies to send your money.

Name: Hiiraan Online
City: Ottawa, Canada

All the processing fees are non-refundable.

Since the process timelines are very short, you need to mail your complete information and recent photographs to this address:

312A-2660 Southvale Cres
Ottawa, ON
K1B 4W5
Canada
E-mail: [email protected]


Hiiraan Online waxay ugu bishaaraynaysaa dhamaan umadda Soomaaliyeed ee ku kala nool adduunka dacaladiisa in ay Hiiraan Online u fududaynayso buuxbuuxinta foomamka oo computer-ka loogu diridoono. Waxaa diyaar kuugu ah xafiiska Hiiraan Online dad khibrad dheer u leh buuxinta foomamkaaga iyo habka loogu diro Internetka

Qofkii doonaya in hawshaas loo fududeeyo waa in uu soo diro waxyaabaha looga baahan yahay ee ku xusan nidaamka buuxinta foomamka.

Hadaba, maadaama ay hawshani u baahan tahay waqti fara badan iyo taxadar, waxay Hiiraan Online dadka ka qaadaysaa lacagahan hoos ku qoran, iyadoo ay ku xirantahay wadanka aad ku nooshahay:

Hadii aad degantahay:

Africa ama Asia, qiimuhu waa $30
Europe, Australia, New Zealand, North America, qiimuhu waa $50
. Waxaad lacagta ku soo hagaajin kartaa xawaaladaha Soomaaliyeed ee aad macaamilka la leedahay.

Magac: Hiiraan Online
Magaalada: Ottawa, Canada

Qiimahan kor ku qoran waxaa lagaa doonayaa marka ugu horeysa oo keliya.

Fiiro Gaar ah:

Hiiraan Online waxa keliya oo ay kuu fududaynaysaa xereenta foomamka laakiin kuuma balanqaadayso in aad ku guulaysan doonto sharciga. Lacagta layska qaadeyna lama soo celinayo marka foomka laguu xereeyo.

Sawirada iyo warbixintaadaba ku soo hagaaji:
Hiiraan Online
312A-2660 Southvale Cres
Ottawa, ON
K1B 4W5
Canada
E-mail: [email protected]

 






 


Hiiraan Online
Contact:[email protected]
Copyright © 2004 Hiiraan Online