Sabti, Jannaayo 05, 2013 (HOL) — Taliska howgalka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in sannadkii hore ay guulo la taaban karo ka gaareen howgalladooda Soomaaliya, iyagoo sheegay inay xoojin doonaan howgalka ay kula jiraan Al-shabaab.