4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, May 8, 2020

Jimco, May 8, 2020 (HOL) - Beesha caalamka ayaa ka hadashay dhaqaale Soomaaliya loogu yaboohayo oo gaaraya 16 milyan oo doollar, lacagtaas oo qaar kamid ah loogu tala-galay la dagaallanka xanuunka COVID-19 sida uu sheegay danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto .

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 7, 2020

Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo xooggan oo ku aaddan sidii magaalada Beledweyne looga hortagi lahaa daadad uu kusoo rogo webiga shabeelle, taas oo saameysa shacabka kunool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 6, 2020

Arbaco, May 6, 2020 (HOL) - Xaafadda Islii oo ay Soomaalidu ka degto magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa waxaa lagusoo rogay Bandow soconaya muddo 15 maalin ah , sida uu sheegay wasiirka caafimaadka dalkaasi Mutahi Kagwe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 5, 2020

Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la xiriiray dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta ka dib diyaaraddii Kenya ee ku dhacday Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 4, 2020

Isniin, 4 May, 2020 (HOL) :- Garoonka diyaaradaha Magaalada Bardaale ee gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka dhacay shil diyaaradeed sababay dhimashada lix qof oo saarnaa diyaaradda African Aiways oo sida la sheegay halkaasi gaarsiisay agab caafimaad

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 3, 2020

Axad, May 3, 2020 (HOL) - Injineer Soomaali ah ayaa soo saaray qalabka neefsashada , xilli ay kordhayaan dadka aan helin Mashiinka Neefta ee u dhimanaya fayruska COVID-19.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]