Wareysi:
"Ciidankii hore ee Xooga dalka Soomaaliyeed unbaa ciidanka Soomaaliya dhisi kara" Maxamed Cali Samatar

Fairfax, VA (HOL) - Maxamed Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku-xigeenkii hore ee dowladdii Maxamed Siyaad Barre haddan ku nool gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa Hiiraan Online siiyey wareysi dhinacyo badan taabanayo oo kaga hadlayo:
a) Taariikhdiisii Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliyeed
b) Dhisidda Ciidan Soomaaliyeed
c) Xiriirka uu la leeyahay Dowladda Federaalka Somaaliyeed
c) iyo Sidii looga qayb qaadan lahaa abaaraha ku habsaday Soomaaliya

Waxaa wareysigan Maxamed Cali Samatar la yeeshay Daadir Xalane oo ka mid ah tafatirayaasha Hiiraan Online

Halkaan ka wada dhageyso wareysiga ay Hiiraan Online la yeelatay Maxamed Cali Samatar - (17 :03 )

 

 

 

Back to Hiiraan Online

Contact:[email protected]
Copyright © 2006 Hiiraan Online