Wararka Maanta
Shan sano oo xabsi ah oo lagu xukumay nin lagu tashkiiliyay kooxda Alshabaab
Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta shan sano oo xabsi ah ku ridday eedaysane lagu magacaabo Axmed Barr...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidamada Itoobiya " Dhulka Soomaaliya 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya "
Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo Waraysi siiyay Warbaahinta EBC ayaa ka hadlay qodobo dhawr ah...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi: Calanka Soomaaliya waxaa la gayn doonaa magaalada Hargeysa
Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya a...
Warkii oo dhan »Dab xoogan oo ka kacay dhismayaal ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo aroornimadii hore ee saakay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaala ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni oo soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada
Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isag...
Warkii oo dhan »Kulan berito Golaha Shacabka ku hor imaan laheyd Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la baajiyay
Sabti, Maarso, 9, 2024 (HOL) - Waxaa la baajiyay kulan maanta markii hore lagu wargeliyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya in ...
Warkii oo dhan »Diyaarad raashin u sidday ciidanka ATMIS oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Jowhar
Sabti, Maarso, 9, 2024 (HOL) - Diyaarad xamuul ah oo raashin iyo koox macallimiin ah u wadday ciidanka ATMIS ayaa maanta oo Sabti ah shil ku gas...
Warkii oo dhan »NISA oo gacanta ku dhigtay guddoomiyhii hore ee degmada Dharkenley oo loo haysto inuu ku tirsanaa Alshabaab
Sabti, Maarso, 9, 2024 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmad...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo dhaqangaliyay xeerarka doorashooyinka Somaliland
Sabti, Maarso, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaqangaliyay wax ka badalka iyo kaabista Xeerka Guud ee Doorashoo...
Warkii oo dhan »4 nin oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish ee Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Stockholm
Sabti, Maarso, 9, 2024 (HOL) - 4 nin oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Stockh...
Warkii oo dhan »