Wararka Maanta

Millateriga Somaliland oo beeniyay rasmi ahaanshaha qoraal dowlado iyo xisbiyo kagu dhaliilay oo ay dhawaan baahiyeen

Millateriga Somaliland oo beeniyay rasmi ahaanshaha qoraal dowlado iyo xisbiyo kagu dhaliilay oo ay dhawaan baahiyeen

MAY 04, 2024

 Sabti, May, 4, 2024 (HOL) - Millateriga Somaliland ayaa beeniyay rasmi ahaanshaha war dhawaan lagu baahiyay bogga Facebook ee ciidanka, kaasi oo...

Warkii oo dhan »
Ururka iskaashiga Islaamka oo mar kale si adag uga horyimid heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

Ururka iskaashiga Islaamka oo mar kale si adag uga horyimid heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

MAY 04, 2024

Sabti, April, 4, 2024 (HOL) - Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ayaa mar kale diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaran...

Warkii oo dhan »
Howlgalo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Gedo

Howlgalo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Gedo

MAY 04, 2024

 Sabti, April, 4, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ay ciidamada dowladda iyo kuwa ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo qabatay hub sharci darro ah iyo shabakad looga shakisan yahay burcad badeed

Puntland oo qabatay hub sharci darro ah iyo shabakad looga shakisan yahay burcad badeed

MAY 04, 2024

 Sabti, April, 4, 2024 (HOL) - Ciidamada badda Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub sharci darro ah iyo shabakad looga shakisan yaha...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda oo lagu dilay magaalada Muqdisho

MAY 04, 2024

 Sabti, April, 4, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay loogu geystay magaalada Muqdisho Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliisk...

Warkii oo dhan »
Ciidamada amaanka oo gacanta kusoo dhigay nin Maanta Xaaskiisii hore ku dilay Muqdisho

Ciidamada amaanka oo gacanta kusoo dhigay nin Maanta Xaaskiisii hore ku dilay Muqdisho

MAY 03, 2024

 Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa goordhaw gacanta kusoo dhigay nin maanta ku dilay Xaaskiisii hore deega...

Warkii oo dhan »
Wasiir Daa'uud Aweys "Waxaa naga go’an Ilaalinta Xorriyadda Saxafiga iyo xaqa Xog helista”

Wasiir Daa'uud Aweys "Waxaa naga go’an Ilaalinta Xorriyadda Saxafiga iyo xaqa Xog helista”

MAY 03, 2024

 Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys jaamac ayaa ugu hamba...

Warkii oo dhan »
Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan dil loo geystay Wiil yar

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan dil loo geystay Wiil yar

MAY 03, 2024

 Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaca qaaday iney gacanta ku soo dhigeen rag ku eedeysan dil ay ...

Warkii oo dhan »
Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo Xabsi ku yaala dalkaas ku booqday Soomaali ku xiran

Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo Xabsi ku yaala dalkaas ku booqday Soomaali ku xiran

MAY 03, 2024

 Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Safiirka cusub ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed ayaa booqday mid k...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda oo Kooxda Al-shabaab oo ka saaray deegaano hoostaga degmada Mahadaay

Ciidamada dowladda oo Kooxda Al-shabaab oo ka saaray deegaano hoostaga degmada Mahadaay

MAY 03, 2024

 Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab k...

Warkii oo dhan »