Wararka Maanta
Wasiir Fiqi: Shabaabku muuqaalka ay soo bandhigeen waxay ku qarinayaan daciifnimadooda
Arbaco, Juun, 19, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dacaayad la buun buuniyay ku tilmaantay muuqaal laga soo duubay Al-Shabaab, o...
Warkii oo dhan »Ciidamada Uganda ee ATMIS oo Milatariga Soomaaliya ku wareejiyay saldhigga Bariire
Arbaco, Juun, 19, 2024 (HOL) - Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay in saldhiga Bariire ay ku wareejiyeen ciidamada nabad sugi...
Warkii oo dhan »Afar ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab oo isku soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda
Arbaco, Juun, 19, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Buulo xaaji ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in horjoogayaal ka tirsanaa ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo sheegay in hoggaamiyaha ugu sarreeya kooxda Daacish uu si qarsoodi ah ku yimid Soomaaliya
Arbaco, Juun, 19, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa sii xoojinaya inuu diiradda saarayo la dagaalanka kooxaha mintidiinta Soomaaliya, kadib markii ay...
Warkii oo dhan »Puntland oo gacanta ku dhigtay taliyihii burcad badeeddii madax furashada ka qaatay markabkii MV Abdalla
Talaado, Juun, 18, 2024 (HOL) - Ciidanka booliska Puntland ee Gobolka Mudug oo magalada Galkacyo ka sameeyay howlgal ku saabsanaa la dagaalanka burcad...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo Muqdisho ka mamnuucday Gaadiidka aan la heyn Taargada
Talaado, Juun, 18, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar looga mamnuucayo wadooyinka guud...
Warkii oo dhan »Puntland oo xukunno ku ridday garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal ku eedeysan inay sii daayeen Shabaab iyo Burcad badeed
Talaado, Juun, 18, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa xukunno kala duwan ku ridday garsoorayaal iyo xeer i...
Warkii oo dhan »Kumaandooska Gorgor iyo Ilaalo Qaran oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Hiiraan
Talaado, Juun, 18, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgal sifeyn ah oo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay deegaano dh...
Warkii oo dhan »Shir u dhaxeeya Soomaaliya iyo ururka Bulshada Bariga Afrika oo ka socda Nairobi
Talaado, Juun, 18, 2024 (HOL) - Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa magaalada Nairobi ka bilaabay shir lagu horumarinayo is dhexgalka Sooma...
Warkii oo dhan »Dabley hubeysan oo weerartay Kaam lagu qeybinayay hilibka Udxiyada
Talaado, Juun, 18, 2024 (HOL) - Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay laba kalana way ku dhaawacmeen shaqaaqo ka dhacday galinkii dambe ee...
Warkii oo dhan »