Tacsi Xaaji Cisman Xaaji Ahmed

 

Tacsi ku socoto dhaaman Ilmo Xaaji  Cisman Xaaji Ahmed �Geesweeyne� iyo qarabadiisa,waxana uga tacsiyaynaynaa , Geeridii Naxdinta laheed oo ku timid abahood alle ha u raxmade, Nabadoon Xaaji  Cisman Xaaji Ahmed �Geesweeyne�, oo si aad ah looga yaqiinay guud ahaan Wadanka Ethiopia iyo Somaaliya gaar ahaan shabellada dhexe iyo hoose, ilahay ha u naxariistee, waxayna  ilahay uga baryayaan in ilahay siiyo janadii firdowsa ilaahay ka waraabsho, sabar iyo iimaan alle haka siiyo ilmihiisa iyo qarabadiisa aamiin

(June 4, 2006, London Uk)

Waxaana halkaan uga tacsiyay naya ,Caruurtiisa oo dhan 22 ku nool wadamada Yurub, Amerika iyo Kanada iyo eladiisa ku nool Soomaliya, Ugaaska, Suldaanka, Duqa, iyo Sheekha garaadka beesha Silcis Gorgaate.

Waxaa Tacsidan loo diyaraya Gaar ahan Ahmed Osman Ahmed, Mohamed Osman Aweis Osman Ahmed, Abdirashid Osman Ahmed,  Abdirahman Osman Haji, Abdiwahid Osman, Aden Osman, Ibrahim Osman, Daud Osman, Hussein Osman, Abdullahi Osman, Fahad Osman, Abdirazak Osman iyo dhamaan Gabdhaha reer Haji Osman.

 

Mar kale dhaamaan dadkaan hoos ku xusan waxay tacsi u dirayaan , Reer Xaaji  Cisman Xaaji Ahmed �Geesweeyne� meel walba ay joogan, waxay uga taxsiyaynayna geeridii ku timid abahood

 

1.       Sheikh Al Hasan AlNueimi-Ajma

2.       Dr. Osman Aweis Nur

3.       Mr. Felix Weekes-Lawyer

4.       Abdulkadir Af-Towge

5.       Mr.Sriram

6.       Udbi Abikar

7.       Abdullahi Barba

8.       Khalid Omar Ali

9.       Mahdi Abdi Bajete

10.   Fahmy Zakay

11.   Haji Bashiir

12.   Saciid Abas

13.   Abdirazak Ali

14.   Aweis Hassan Haji

15.   Haji Abukar

16.   Mohamed Ghesey Gilocow

17.   Nurr Ali Bubale

18.   Nur Sheikh

19.   Dr. Mohamud Sheikh Hussein

20.   Micheal Mohamed Sheikh

21.   Mr. Salim Mao

22.   Dr.Mohamed Abukar

23.   Tahlil Haji Ahmed-Lawyer

24.   Ciise Ahmed Warsame-Lawyer

25.   Dr. Abdisalam Sheikh Hussein

26.   Mohamud Neero

27.   Mohamed Farah Siyaad

28.   Mohamed Ballila

29.   Abdullahi Shahari

30.   Ing. Mohamed Abdirahman

31.   Abdulkadir Mohamed Abdi,Marwale

32.   Ahmed Guure

33.   Sheeikh Abdirahim

34.   All Dirdhaba Risto.

35.   Paul Chaisson-Lawyer

36.   Mohamud Abdillahi Adam

37.   Mohamed Abdibaqi

38.   Ahmed Luqman

39.   Prof. Mohamud Ebow

40.   Abdi Adde

41.   Abdullahi Hassan Mahdi

42.   Abdullahi Mohamed Hassan

43.   Suldan Abdinassir Dudumagale

44.   Abdullahi Majorn

45.   Ali Hagaray

46.   Haji Haile

47.   Abdullahi Afrah

48.   Haji Kurtun

49.   Mohamud Qandi

50.   SKhalif Mahamud Mohamed Sadik

51.   Prof. Farah Qare

52.   Dhamaan Reer Shanta Farah Maoallin