Tacsida Marxuumad Asnaado Diiriye Beyle

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 28 July, 2018 magaalada London ee dalk UK ku geeriyootay allaha u naxariistee Marxuumad ASNAADO DIIRIYE BEYLE.

Waxaa geerideeda la ogeysiinayaa dhammaan eheladeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan ilaaheey uga baryeeynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo. Dhammaanteyna Samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo AAMIIN. AAMIIND

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida Marxuumad Asnaado Diiriye Beyle


Tacsida Marxuum Shire Warsame Galbeyte

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday allaha u naxariistee marxuum SHIRE WARSAME GALBEYTE

Waxaa geeridiis la ogeysiinayaa dhammaan eheladeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan ilaaheey uga baryeeynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo. Dhammaanteyna Samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo AAMIIN. AAMIIND

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida marxuum Shire Warsame Galbeyte