Tacsida Marxuum Cabdi Jaamac Warsame

Waxaa bishaan July 19, 2018 magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday allaha u naxariistee Marxuum Cabdi Jaamac Warsame

Waxaa geerideeda la ogeysiinayaa dhammaan eheladeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan ilaaheey uga baryeeynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo. Dhammaanteyna Samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo AAMIIN. AAMIIND

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida Marxuum Cabdi Jaamac Warsame


Tacsida Marxuumad Timiro Waasuge Warsame

Waxaa bishaan July 17, 2018 magaalada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan ku geeriyootay allaha u naxariistee Marxuumad Timiro Waasuge Rooble

Waxaa geerideeda la ogeysiinayaa dhammaan eheladeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan ilaaheey uga baryeeynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo. Dhammaanteyna Samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo AAMIIN. AAMIIND

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida marxuumad Timiro Waasuge Rooble