INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Marxuumad Xaajiya Seynab Mohamed Osman

Waxaa magaalada Columbus dalka Mareykanka ku geeriyootay allaha u naxariistee Marxuumad Xaajiyo Seynab Maxamed Cusmaan. Waxaa geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa iyo qaraabadiisa meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu dembigeeda dhaafo janno fardowsana ka waraabiyo. Aamiin.

Halkaan ku dhaaf Tacsidaada

 

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Marxuum Afeey Maxamuud Warsame

Waxaa bisha Juun 30keedii magaalada Moqdisho ku geeriyooday allaha u naxariistee marxuum Afeey Maxamuud Warsame. Waxaa geerida marxuumka la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa iyo qaraabadiisa meel kasta oo ay joogaan.

Ilma Afey waxay codsanayaan in aabohood loo soo duceeyo haddii ay jirto cid wax uun ku sheeganaysana ama ka sheeganaysana ay lasoo xariiraan:
Somalia: Xildhibaan, Maxamed Afey Maxamud - Tell: 25261-875-2222 Ama Siciid Afey Maxamud - Tell: 25261-686-0600
Maraykanka: Adam Afey Maxamuud - Tell: 612-203-4840
Ama Shabiin Afey Maxamud - Tell:614-404-0571

Halkaan ku dhaaf Tacsidaada