INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Marxuum Xasan Abshir Faarax

Taariikh noloeedkii Marxuum Xasan Abshir Faaras oo kooban

2015-2020 Nabadoon Soomaaliyeed
2006-2015 Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya
2004-2006 Wasiirka Kaluumeysia iyo Kheyraadka Badda ee dowladdii KMG ee MW Cabdullahi Yusuf
2002-2004 Wakiilka Dowladda KMG Soomaaliya, Shirkii Nabadda Soomaaliya ee Kenya
2001-2004 Ra’iisul Wasaare dowladdii KMG ee MW Cabdiqaasim Salaad
2000-2001 Wasiirka Macdanta iyo Biyaha ee dowladdii KMG ee MW Cabdiqaasim Salaad
2000-2000 Guddoomiyaha Shirkii Nabadeynta Soomaaliyeed ee magaalada Carte, dalka Jabuuti
1998-2000 Wasiirka Arimaha Gudaha ee dowlad goboleedka Puntland
1989-1998 Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadamada Jarmalka iyo Austeria
1987-1989 Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalalka Jabaan iyo Koofurta Kuuriya
1982-1987 Duqa magaalada Moqsisho
1976-1982 Guddoomiyaha gobolada Bakool iyo Shabeelada Dhexe
1973-1976 Duqa Magaalada Moqdisho
1971-1973 Ku-xigeenka Duqa magaalada Moqdisho
1970-1971 Wakiil Degmo ee magaalada Moqdsisho
1967-1969 Madaxa Xafiiska Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed

Halkaan ku dhaaf Tacsidaada