Idaacadda Habeenimo Idaacadda Galabnimo Idaacadda Duhurnimo
Somalihome Online
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Soomaali
Suxufi
SUSA Netowrk
STN-TV.NET
Waqooyi Bari Kenya
Widhwidh
Yoobsantimes

Arab News





Tacsida Marxuum Cabdicasiis Xasan Adan Samatar

Bahda Hiiraan Online waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan Xasan Adan Samatar iyo Luul Cumar Abiikar ee uu wiilkooda Cabdulcasiis Xasan Adan Samatar ku geeriyooday magaalada Cadan ee dalka Yaman.

Waxaa sidoo tacsi loo dirayaa dhammaan reer Xasan Aadan Samatar oo kala jooga Yurub, Waqooyiga Ameerika iyo Soomaaliya. Waxaan ilaaheey uga baryeeynaa in uu jannadii ka waraabiyo, qaraabadiisiina Samir iyo iimaan - AAMIIN

Buuga Tacsida marxuum Cabdicasiis Xasan Adan Samatar.












Contact:[email protected]
Copyright © 2004 Hiiraan Online