More Articles
Jimco, Janaayo 01, 2016 (HOL) โ Hayโadda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia ayaa sheegtay inay xalay fashilisay weerar ay xoogag ka tirsan Al-shabaab doonayeen inay ku qaadaan Xeralada Xalane oo ay deggen yihiin Ciidamada AMISOM iyo qaar ka mid ah dublamaasiyiinta shisheeyaha ee Muqdisho ku sugan.
Warkii oo dhan
Khamiis, December 31, 2015 (HOL) โ Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay inay ku soo oogtay dacwado la xiriira rabshadihii ka dhacay Jabuuti 32-qof oo uu ku jiro Wasiirkii hore ee Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Jabuuti, Xaamud Cabdi Suldaan oo kasoo baxay isbitaal looga daweynayay dhaawac soo gaaray rabshad 21-kii bishan December ka dhacay magaalada Jabuuti.
Arbaco, December 30, 2015 (HOL) โ Ergaygii Qaramada Midoobay ee Somalia, Danjire Nicholas Kay ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho, iyadoo xilliga shaqadiisu ay ku eg-tahay Khamiista berri ah, isagoo sheegay in guulo lagu tallaabsaday intuu ka howlgayay Somalia.
Talaado, December 29, 2015 (HOL) โ Waxaa maanta lau dhaariyay magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay, dufcaddii labaad oo ah 56 xildhibaan oo Baarlamaanka maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ka mid noqonaya.
Isniin, December 28, 2015 (HOL) โ Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta meel-mariyay Sharciga Saxaafadda Dalka, kaddib kulan ay Muqdisho ku yeesheen, iyadoo sharcigan muddo ay xildhibaannadu ka doodayeen.