More Articles
Isniin, Oktoobar 10, 2016 (HOL) โ Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in la Simo Saami-qaybsiga Haweenka iyo Ragga ee kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka FS ee dhismihiisu socdo.
Warkii oo dhan
Axad, Oktoobar 09, 2016 (HOL) โ Guddiga Doorashada Dadban ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in maamullada dalka ka jira ay ku saleeyaan xubnaha ay u soo magacaabayaan Aqalka Sare ee Baarlamanka Hannaanka Doorashada Dadban ee Sannadkaan.
Sabti, Oktoobar 08, 2016 (HOL) โ Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa ku dhawaaqay Caawa magacyada Xubnaha ku meteli doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee la soo dhisayo, kuwaasoo tiradoodu tahay 19-xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar.
Jimco, Oktoobar 07, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale si macno-darro ah loo daadiyo dhiiga shacabka ku dhaqan Gaalkacyo, halkaas oo laba kooxood oo iska soo horjeeda ay ku dagaalamayaan.
Khamiis, Oktoobar 06, 2016 (HOL) โ Al-shabaab, ayaa sheegtay inay ka ahayd masโuul weerarkii ay ku dhinteen lixda qof ee ee Degmada Mandera ee Woqooyi-bari dalka Kenya laga geystay xalay.
Arbaco, Oktober 05, 2016 (HOL)-Raisul wasaarihii hore ee Portugal, Antรณnio Guterres ayaa lagu wadaa inuu noqdo xog-hayaha guud ee QM ee xiga.