11/15/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 27, 2012

Warbixin Oradyahanada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Olympic Village ee magaalada London. Waxaa warbixintaan magaalada London nooga soo diray wariye Ibrahim Baafo

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 26, 2012

Khamiis, July 26, 2012 (HOL) — Wasiirka arrimaha Afrika ee Birtain, Henry Bellingham ayaa soo dhaweeyay warbixinta kooxda la-socodka arrimaha Soomaaliya iyo Eritrea ay kasoo saareen Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyey baahida looga qabo in horumar dheeri ah laga sameeyo kor-u-qaadista daah-furnaanta Soomaaliya iyo in la hubiyo in Ku-meel-gaarnimada lagu soo gebagebeeyo waqtigii loogu talo-galay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 25, 2012

Arbaco, July 25, 2012 (HOL) — Shirka ansixinta dastuurka ee maanta ka furmay Muqdisho ayaa waxaa hadallo kala duwan ka jeediyay madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya, waxaana mas'uuliyiintii hadlay oo dhan ay ku tilmaameen guul la gaaray.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 24, 2012

Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la adkeyn doono ammaanka guud ee Muqdisho inta ay socdaan shirarka lagu soo xulayo xildhibaannada iyo midka lagu ansixinayo dastuurka oo berri furmi doona.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 23, 2012

Isniin, July 23, 2012 (HOL) — Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wareysi siiyay telefishinka ku hadla afka dowladda KMG ah ayaa kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin wax ka bedelka dastuurka, qorshaha looga baxayo xilliga KMG ah iyo arrimo kale oo ay ka mid yihiin inuu beeniyay inuu ka mid yahay kooxda Aala-Sheekh.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]