More Articles
Axad, Feberaayo, 19, 2017 (HOL) Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa caawa booqday Isbitaalka Madiina ee Magaaladda Muqdisho, oo manta la gaarsiiyay inta badan dadkii ku dhaawacmay qaraxii manta ka dhacay suuq ku yaalla degmadda wadajir ee gobolka Banaadir.
Warkii oo dhan
Sabti, Feberaayo, 18, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Britain u soo magacaawdey Soomaaliya.
Jimco, Feberaayo, 17, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz.
Khamiis, Feberaayo, 16, 2017 (HOL) โ Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanata si rasmi ah xafiiska ula wareegay ayaa magacaabay xilalkii ugu horeeyay ee Qaranka, tan iyo markii 8dii bishan la doortay.
Arbaco, Feberaayo, 15, 2017 (HOL) โ Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa caawa ku toogtay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir nabadoon lagu magacabi jiray Muuse Maxโuud Rooble.
Talaado, Feberaayo, 14, 2017 (HOL) โ Dibadbax looga soo horjeedo colaad dad badan salfatay oo sanadihii la soo dhaafay ka taagnayd koonfurta gobolka Sool ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood.