More Articles
Talaado, Maarso, 28, 2017 (HOL) โ Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeysay sheegatay in ay sarkaal ka tirsan nabad-sugida ku dishay magaalada Muqdisho, kaddib war ay ku shaaciyeen wakaalad wararka u faafisa.
Warkii oo dhan
Isniin, Maarso, 27, 2017 (HOL) โMadaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in uu doonayo in maamulka Koonfur Galbeed uu u sameeyo Raโiisal Wasaare.
Axad, Maarso, 26, 2017 (HOL) โ Raโiisal wasaare Xassan Cali Kheyre iyo gollihiisa wasiirada cusub ee uu dhawaantan magacaabay ayaa durbaba wajahaya caqabad iyo culeys siyaasadeed oo uga imanaya xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ka hor inta aan la horgeyn gollaha shacabka.
Sabti, Maarso, 25, 2017 (HOL) โ Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa goor dhaw oo maanta ah lagu soo gabagabeeyay shir madaxeedka urur gobolleedka IGAD oo si gaar ah diirada loogu saaray xal u helida arrimaha la xiriira qaxootiga Soomaalida.
Jimco, Maarso, 24, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabudallaahi Farmaajo ayaa isaga oo ku sugan magaalada Nairobi waxaa uu khadka isgaarsiinta leyska arko uga qeyb-gallay shirka gollaha amaanka oo looga hadlay xaalada bani'aadannimo ee Soomaaliya.
Khamiis, Maarso, 23, 2017 (HOL) โ Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenya ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kullankooda kadib kala saxiixda heshiis dhowr qodob ka kooban.
Arbaco, Maarso, 22, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.