More Articles
Axad, April, 16, 2017 (HOL) โKooxda Manchester United ayaa 2-0 ku garaacday kooxda Chelsea, taas oo ka dhigeysa in United-ka ay soo gaba-gabeeyeen guul laโaan heysatay mudo aad u dheer.
Warkii oo dhan
Sabti, April, 15, 2017 (HOL) โ Rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa bastoolado, islamarkaana ku socday gaari yar oo kuwa raaxda ah ayaa fiidnimadii caawa xaafadda Aansalooti ee degmada Xamar Jajab ku toogtay sarkaal ka tirsanaa howlwadeennada madaxtooyada Soomaaliya iyo nin kale oo la socday.
Jimco, April, 14, 2017 (HOL) โ Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya qaban-qaabada shir wadatashi ah oo maalinta beri ay uga furmaya masโuuliyiinta sare ee dowladda federaalka iyo madaxda maamul gobolleeyada dalka ka dhisan.
Khamiis, April, 13, 2017 (HOL) โGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Raโiisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha, iyo dar-dargelinta howlaha dowladda.
Arbaco, April, 12, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khubad ka jeedinayay munaasabada xuska 57 sano guuradii ka soo wareegtay aas-aaska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in dowladda diyaar u tahay wadahadal lala galo madaxda Al-shabaab.
Talaado, Abriil,11 , 2017 (HOL) โ Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habanne (Cabdilaahi Dheere) ayaa sheegay in saddex jaamacadood oo wadanka ku yaala kala noqdeen rusqaddii jaamacadnimo ee markii hore siiyeen.