More Articles
Khamiis, May, 04, 2017 (HOL) โ Gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah oo ay caawa ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay si qota dheer uga wada hadleen dilkii xalay magaalada Muqdisho loogu geystay alle u ha naxariistee Wasiirkii howlaha guud Cabbaas Siraaji.
Warkii oo dhan
Arbaco, May, 03, 2017 (HOL) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa ku amray madaxda ammniga in ay dhaqso uga sal gaaraan wixii sababay dilka wasiirka Howlaha Guud iyo dib-u-dhiska dalka Cabaas Cabdullahi Siraaji.
Talaado, May, 02, 2017 (HOL) โย Shir hordhac u ah shirka 10 bishan ka furmi doona magaalladda London ee dalka Ingiriiska ayaa maanta lagu qabtay magaalladda Muqdishu.
Isniin, May, 01, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay safarada uu dalka uga anbaxay tan iyo markii xilka loo doortay iyo hadal heynta bulshada ee safaradan la xiriira.
Axad, April, 30, 2017 (HOL) โ Waxaa soconaya wada hadallo iyo kulamo u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo wakiilada beesha caalamka kaa oo looga arinsanayo shirka 11 bisha May la filayo in uu ka furmo magaalada London ee dalka Britain.
Sabti, April, 29, 2017 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay masโuuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay, ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameynayo xeerka saxaafadda.