10/17/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Axad, December 9, 2012

Axad, December 09, 2012 (HOL) — Afhayeenka AMISOM ayaa xaqiijiyay in AMISOM iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Jowhar oo 90-km dhinaca waqooyi kaga beegan Muqdisho, sidoo kale afhayeenka Al-shabaab ayaa isaguna sheegay inay xeelad dagaal uga baxeen Jowhar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 8, 2012

Sabti, December 08, 2012 (HOL) — Waxaa maanta qabuuraha Muslimiinta ee magaalada Nairobi lagu aasay qaar kamid ah dadkii ku dhintay qaraxii xalay ka dhacay masaajid ku yaal xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 7, 2012

Jimco, December 07, 2012 (HOL) - Hal qof ayaa ku dhintay toban kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax loo maleynayo bombka gacanta laga tuuro oo lala beegsaday Masaajidka Al-Hidaaya ee waddada Jaam Street ee xaafdda Eastleigh.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 6, 2012

Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Qarax bambaano oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 13 qof oo u badan haween ayaa ka dhacay goor-dhow qaybta dahabka lagu iibiyo ee suuqa Bakaaraha, iyadoo ciidamada dowladda ay markiiba halkaas howlgal ka billaabeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 5, 2012

Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Wasiirka ammaanka Puntland, Col. Khaliif Ciise Mudan oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay dagaal ciidamada Puntland iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Sugurre ee duleedka Boosaaso.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]