12/11/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 23, 2013

Sabti, Feberaayo 23, 2013 (HOL) —Wararka aynu ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu istaagay dagaal xooggan oo saaka gudaha degmadaasi ku dhexmaray ciidamo beeleedyo ka tirsan dowaldda Soomaaliya iyo ururka raaskaambooni.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 22, 2013

Jimco, Feberaayo 22, 2013 (HOL) — Doorashadii baarlamaaniga ee dalka Jabuuti ayaa lasoo gabgabeeyay fiidnimadii caawa, kaddib markii hal saac oo dheeri lagu kordhiyay codbixinta oo lagu waday inay soo xiranto 6:00 maqribnimo ee maanta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 21, 2013

Khamiis, Feberaayo 21, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay madaxa hay’adda samfalka ee Mareykanka USAID, Mr. Rajiv Shah. Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Mr. James Swan iyo wasiir-u-dowlaha madaxtooyadda Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 20, 2013

Arbaco, Feberaayo 20, 2013 (HOL) — Iyadoo maxkamadda rafcaanta ee gobolka Banaadir ay dib uga furantay dacwaddii wariye C/casiis Koronto iyo haweeney sheegtay inay kufsadeen ciidamada dowladda oo maxkamadda gobolka ay horay ugu xukuntay min hal sano oo xabsi ah, iyadoo dacwadda dib loo dhigay illaa toddobaadka soo socda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 19, 2013

Talaado, Feberaayo 19, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan qaatay muddo 45-daqiiqo ah wuxuu garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kula yeeshay xildhibaanka, Keith Ellison oo ah mudanaha keliya ee muslimka ah ee ku jira golaha senate-ka Mareykanka, lagana soo doorto gobolka Minnesota oo ay daggan yihiin Soomaalida ugu badan ee ku nool Mareykanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 18, 2013

Isniin, February 18, 2013 (HOL) - Kulan lagu taageerayo Xisbiga Mucaaradka dalka Jabuuti ee USN ayaa bishan Feb. 17keedii lagu qabtay magaalada Ottawa ee dalka Kanada. Kulankan oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qabanqaabiyey jaaliyadda reer Jabuuti ee ku dhaqan magaalada Ottawa.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]