10/22/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 9, 2013

Arbaco, Jannaayo 09, 2013 (HOL) — Wasiiradda wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada xukuuumadda Soomaaliya, Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta oo Arbaco ah dib ugu soo laabatay Muqdisho, kadidb safaro ay toddobaadyo ku maraysay dalalka Turkiga iyo Tuuniisiya, waxaana la socday wufuud ka socday dowladda Turkiga uu u kuurlgalaya sidii horumarin loogu sameyn lahaa dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 8, 2013

Talaado, January 08, 2013(HOL): Wiil Soomaali ah oo ku jiray xabsi ku yaalla magaalada Lecce ee dalka Talyaaniga, halkaasi oo loogu xiray in uu ku soo qaato ciqaabta dembi xatooyo ah oo lagu helay ayaa isdaldalay kaddib markii ay xaalad nolol xumo ah ay xabsiga kula soo gudboonaatay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 7, 2013

Isniin, Jannaayo 07, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay xiritaanka kalfadhigii koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo soo billowday sannadkii hore, kuwaas oo soo doortay madaxweynaha Soomaaliya bishii 10-kii bishii September ee sannadkii hore.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 6, 2013

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa ka qeyb galay munaasabadda sanad guradii 41-aad ee hay’ada Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo dib u furidda xarunta hay’adaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 5, 2013

Sabti, Jannaayo 05, 2013 (HOL) — Dagaal khasaare badan dhaliyay ayaa ku dhexmaray gellinkii dambe ee maanta deegaan u dhexeeya deegmooyinka Luuq iyo Garbahaarey iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn inta uu le’eg yahay khasaaraha ka dhashay dagaalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 4, 2013

Jimco, Jannaayo 04, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta saxaafadda u soo bandhigay saddex badmaaxe oo tan iyo dhammaadkii sannadkii 2010 afduub loogu haystay gudaha Soomaaliya, iyadoo ra’iisul wasaaruhu uu sheegay inaysan jirin wax madaxfurasho ah oo lagu soo daayay la-haystayaashan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]