6/5/2020
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, September 2, 2013

Isniin, September 02, 2013 (HOL) — Xukuumadda Soomaaliya iyo bangiga Islaamka ayaa maanta heshiisyo ku kala saxiixday magaalada Jeddah ee boqortooyada Sucuudi Carabiya, iyadoo halkaas ay ku sugnaayeen wafdi uu hoggaaminayo ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 1, 2013

Axad, September 01, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay dajirayaasha dalalka ku leh safaaradaha Soomaaliya iyo wakiillada ururrada calaamiga ah, isagoo kaga dalbaday kulanka inay taageeran heshiiskii dowladda iyo maamulka Jubba ay ku gaareen magaalada Addis Ababa e dalka Itoobiya.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 31, 2013

Sabti, August 31, 2013 (HOL)— 11 qof oo lagu eedeeyay inay yihiin burcad-badeed oou dhashay Soomaaliya ayaa xukunkooda oo ahaa 20 sano loogu badalay 5 sano, kadib markii qaadiga maxkada sare ee magaalada Mombasa xukunkaas hore uu ku tilmaamay inuu ahaa mid culus.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 30, 2013

Jimco, August 30, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somalia, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib safar shaqo oo qaatay muddo toddobaad ka badan oo ay ku tagay dalka Shiinaha ayaa ka sheegtay shir jaraa'id oo ay ku qabatay garoonka in Shiinuhu uu mashaariic badan oo dib-u-dhis ah ka billaabayo Soomaaliya.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 29, 2013

Khamiis, August 29, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ku eedeeyay dowladda Somaaliya inay is-hortaagtay nidaamka federaaliga ah ee la doonayo Soomaaliya in laga hirgaliyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 28, 2013

Arbaco, August 28, 2013 (HOL) — Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa goor-dhow heshiis dhowr qodob ka kooban ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya, halkaasoo toddobaadyadii lasoo dhaafay ay ku lahaayeen kulammo.

Warkii oo dhan




Contact: [email protected]