More Articles
Talaado, September, 12, 2017 (HOL) โRaโiisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta magaalladda Muqdishu kula kulmay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen.
Warkii oo dhan
Isniin, September, 11, 2017 (HOL) โ Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo goor dhaw ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka iyo Dabka ee magaalada Muqdisho.
Axad, September, 10, 2017 (HOL)-- Qaraxa oo ahaa mid uu fuliyay qof Ismiidaamiye ah ayaa lagu beegsaday maqaaxi inta badan dadka shacab ah ay fariistaan oo ku dhaw xarunta maamulka gobolka Hiiraan.
Sabti, September, 09, 2017 (HOL) โKulankii maanta ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa uu u baaqday kooram laโaan, sida uu sheegay Jawaari.
Jimco, September, 08, 2017 (HOL) โKooxda kubadda-cagta ee degmadda Waaberi ayaa caawa si xaraga leh ugu guuleysatay tartanka kubadda-cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir ee sanadka 2017, kaddib makii 3-0 ay kaga adkaadeen kooxda kubadda-cagta ee degmadda Hodan.
Khamiis, September, 07, 2017 (HOL) โIn ka badan 2.4 milyan oo carruur ah oo ku nool dalka Soomaaliya ayaa si ba'an ugu baahan biyo-nadiif ah oo ay cabaan. Noloshooda ayaana ku tiirsan. Biyaha waa xuquuq ee ma ahan mudnaan.