More Articles
Khamiis, October, 12, 2017 (HOL) โ Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa goor dhaw iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Arbaco, October, 11, 2017 (HOL) โ Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya mudnaanta koowaad siineyso arrimaha dib-u-heshiisiinta.
Talaado, October, 10, 2017 (HOL) - Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay isaga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka in ay ka hareen tartanka doorashada Madaxweynaha ee dhammaadka bishan.
Isniin, October, 09, 2017 (HOL)- Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay madaxda sare ee Galmudug in ay wadahadal ku dhameeyaan khilaafka ka dhex taagan.
Axad, October, 08, 2017 (HOL) โ Waxaa soo ifbaxaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhaxgalay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku-xigeenkiisa C/xakiin Xaaji Cabdullaahi Camey.
Sabti, October, 07, 2017 (HOL) โ Maagaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay xaqiijinta amniga gaar ahaan caasimada Soomaaliya kaa oo daba socday shirkii London ee xoojinta amniga dalka.