More Articles
Sabti, November, 18, 2017 (HOL) โ Kaddib kulan maanta ay ku yeesheen xarunta gollaha shacabka xildhibaannada baarlamanka oo warbixin ka dhageystay guddigii loo saaray Kiiska dhiibistii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sharci darro ku tilmaamay goโaankii ay xukuumadda ka qaadatay arrintan.
Warkii oo dhan
Jimco, November. 17, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu horkacayo oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Khamiis, November, 16, 2017 (HOL) โ Baraha bulshada ay ku wadda xiriirto ayaa saacadihii hore ee maanta lagu baahiyay in wasiirka maaliyada xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaalle Beylle isaga baxay shirkii gollaha wasiirada ee maanta.
Arbaco, 15, 2017 (HOL) โ Gollaha Amaanka Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqay in mudo Hal Sano ah lagu kordhiyay qaadista cuna qabeynta hubka ee saaran Soomaaliya.
Talaado, November, 14, 2017 (HOL) โ Bil ayaa ka soo wareegtay Qaraxii lagu hoobtay ee 14kii bishii October ee ina dhaaftay ka dhacay Isgoyska Zoobe, waana qaraxii ugu weynaa oo Taariikhda soo mara Soomaaliya.
Isniin, November, 13, 2017 (HOL) โ Guud ahaan marka la eego deegaannada Soomaaliland waxaa si habsami leh uga soconaya doorashada madaxweynaha oo wali waxaa la arkayaa dadka oo safaf dhaadheer ku jira si ay codkooda u dhiibtaan.