More Articles
Axad, December, 17, 2017 (HOL)- Warar xogogaal oo soo gaaray HOL ayaa sheegaya in ciidan ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliyeed ay weeraree guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Warkii oo dhan
Sabti, December, 16, 2017 (HOL)-Raโiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in ay isku ogaayeen tallaabadii dowladda Mareykanka ay ku joojisay dhaqaalihii ay ku bixin jirtay ciidamada militariga Soomaaliya.
Jimco, December, 15, 2017 ( HOL) โ Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay xoojineyso isla xisaabtanka ciidamada xoogga dalka, kaddib markii dowladda Mareykanka ay ku dhawaaqday in ay joojisay saadkii ay siin jirtay ciidamada.
Khamiis, December, 14, 2017 (HOL) โ Mareykanka ayaa shaacisay in uu joojiyay gaargaar isugu jiray cuno iyo shidaal uu siin jiray militariga Soomaaliya arintan oo lala xiriirinayo musuq maasuq iyo wax is daba-marin.
Arbaco, December, 13, 2017 (HOL) - Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa ka furmay shir madaxeedka waddamada Islaamka oo ay kaga hadlaan jawaabta ay ka bixinayaan goโaankii dhowaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu magaalada Jeresalem ugu aqoonsaday caasimaddda Israaโiil.
Talaado, December, 12, 2017 (HOL)โKooxaha Kubadda Cagta Hirshabeelle iyo Puntland ayaa Galabta ku soo bandhiggay Garoonka Kubadda Cagta Banaadir Stadium Cayaar u muuqaal ekeyd Final oo kale.