More Articles
Talaado,Janaayo 16,2018 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safarkii labaad ku tagay dalka Itoobiya ka dib markii uu marti qaad ka helay Raโisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegne.
Warkii oo dhan
Isniin, Janaayo, 15, 2018 (HOL) - Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay war ka soo saaray mowqifkooda ku aadan Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo wada hadal kula jira dowladda Soomaaliya, isla markaana isku soo dhiibay bishii August ee sanadkii hore, bil kaddib markii uu Mareykanka ka saaray liiska argagixisada.
Axad, Janaayo, 14, 2018 (HOL)โMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta meel fagaaro ah kala hadlay bulshada ku dhaqan Koonfurta magaalada, isaga oo ku booriyay in nabada laga shaqeeyo.
Sabti, Janaayo, 13, 2018 (HOL)โMadaxweynaha dowladda Soomaaliya oo meel fagaaro ah kula hadlayay Kumannaan shacabka reer Gaalkacyo ah ayaa sheegay in socdaalkiisa uu ugu magacdaray โโSocdaalkii Dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeedโโ
Jimco, Janaayo, 12, 2018 (HOL)โWararka naga soo gaaraya degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca halkaa ku xireen guddoomiyihii guddiga doorashada madaxa-bannaan Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yareey)
Khamiis, Janaayo, 11, 2018 (HOL)โMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa.