11/18/2018
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta- Arbaco, September 19, 2012 (HOL)

Arbaco, September 19, 2012 (HOL) — Dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa saaka ku waabariistay ciidamo aad u tiro badan iyo gaadiidka nooca dagaalka oo soo oo gaafwareegaya wadooyinka magaalada, waxaana sidoo kale magaalada soo gaaray masuuliyiin sar sare oo katirsan xarakada Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 18, 2012

Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Saraakiisha milateriga Kenya ayaa sheegay maanta oo Talaado ah in ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay qarka u saaran yihiin magaalo xeebeedda Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, hakaasoo ay kumannaan qof oo ku noolaa ka barakacayaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 17, 2012

Isniin, September 17, 2012 (HOL) — Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Kenya ayaa shalay gelinkii danbe la wareegay deegaanka Birta Dheer oo qiyaastii 60-km u jira magaalada Kismaayo kadib dagaallo faraha looga gubtay oo ay Al-shabaab kula galeen inta u dhexeysa deegaanada Birta Dheer Qalaawile ee gobolka Jubbada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 16, 2012

Xaflad taariikhi ah oo ay kasoo qaybgaleen qaar kamid ah hogaamiyayaasha gobolka iyo wufuud ka socota caalamka oo lagu maamuusayay caleema saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 15, 2012

Sabti, September 15, 2012 (HOL) — War goor-dhow naga soo gaaray deegaanka Birta dheer ayaa sheegaya in nawaaxiga deegaankaasi uu ka qarxay dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 14, 2012

Jimco, September 14, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in isbedelka dhacay uusan wax saameyn ku yeelan doonin shaqaalaha dowladda, isagoo ballanqaaday inay shaqaaluhu sidii hore u shaqeyn doonaan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]