9/15/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 15, 2013

Talaado, Oktoobar 15, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyay wargeys wabaahinta caalamka qaarkeed ku sheegay ay ciidamada Mareykanku ku qaadeen toddobaad ka hor degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose lagu soo wargeliyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 14, 2013

Wakaalada wararka ee dalka Belgium ee Belga ayaa shaacisay in xabsiga loo taxaabay Maxamed Cabdi Xassan (Afweyne) oo ahaa mid kamid ah aasaasayaashii burcad badeeda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 13, 2013

Axad, Oktoobar 13, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho kaddib shir uu kaga soo qaybgalay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay madaxda Afrika ku gaareen in la kordhiyo ciidamada AMISOM.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 12, 2013

Sabti, Oktoobar 12, 2013 (HOL) — Shirkii madaxda ururka Midowga Afrika ayaa lasoo gaba-gabeeyey iyadoo go'aanadii kasoo baxay ay ka mid yihiin in madaxweyne ama ku xigeen Afirkaan ah aan looga yeeri karin maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC, lana xushmeeyo mudada ay xilka hayaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 11, 2013

Jimco, Oktoobar 11, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid ahaayeen wasiirrada arrimaha dibadda iyo difaaca ayaa u ambabaxay maanta magaalada Addis Ababa, iyadoo madaxweynuhu uu sheegay intii uusan dhoofin in la xoojiyo dagaallada lagula jiro Al-shabaab.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]