6/21/2018
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 18, 2012

Sabti, Ogoosto 18, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu aqbalo natiijada kasoo baxda doorashada madaxnimo ee Soomaaliya wax walba oo ay noqoto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 17, 2012

Jimo, Agoosto 17, 2012 (2012)Guddiga Farsamada ee xulista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gudbiyey 202 xildhibaan, waxaana dhiman 73 xubnood oo laga sugayo in ay odayaal dhaqameedka u soo gudbiyaan guddiga farsamada. Beeshad Shanaad - 23 Digil iyo Mirifle - 49 Darood - 40 Hawiye - 37

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 16, 2012

Khamiis, August 16, 2012(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa ka jawaabay hadal uu shalay qalabka warbaahinta ka sii daayay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, kaasi oo ahaa in xukuumadda Soomaaliya aysan lahayn wax saameyn ah, isla markaana aysan wax qaraar ah soo saari karin maadaama uu madaxweynenimo isu soo sharraxay Ra’iisal Wasaaraha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 15, 2012

Danjiraha dawlada Britain u qaablisan arrimaha Soomaaliya Matt Baugh ayaa rajo ka muujiyay xaalada Soomaaliya, isagoo sheegay in ansixinta dastuurka iyo horumarka dhanka ammaanka ee la gaaray ay tahay calaamad muujinaysa in Soomaaliya ay soo hagaagayso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 14, 2012

Talaado, August 15, 2012(HOL): Maalmihii aanu ka soo gudubnay waxaa isa soo tarayay war ku saabsan in Xarrakada Al-Shabaab ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ay dadka magaaladaas u xalaaleysay cunista hilibka Waraabaha ama Dhurwaaga.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]