More Articles
Arbaco, June, 27, 2018 (HOL)โUrurka Al-shabaab ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in uu geeriyooday hogaamiyahoodii Axmed Diiriye Abu-Cubeyda sida ay baahiyeen saacadihii ugu danbeeyay warbaahinta Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Talaado, June, 26. 2018 (HOL)-Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo markii ugu horeysay ka hergalisay degmada Buula-burte xarun cusub ayaa laga bilaabay bixinta Basaboorka Soomaaliga oo markii hore dadka degmada u aadi jireen magaalada Muqdisho.
Isniin, June, 25, 2018 (HOL) โ War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee urur gobolleedka IGAD ayaa lagu sheegay in shaqadii iyo xilkii uu ka hayay Urur gobolleedka laga saaray Col. Gabre ahaa La Taliyaha sare ee dhinaca siyaasadda ee xog-hayaha Guud ee IGAD, kaasoo xilkan loo magacaabay sanad ka hor.
Axad, June, 24, 2018 (HOL)-Cabdullaahi Xasan Axmโd Maalin (Warranto) ayaa loo soo qabtay in ka tirsanaa Al-shabaab, sidoo kale waxaa loo heystay in uu ka dambeey dilka Marxuum Cabdulla Maalin Maxamโd oo ka tirsanaa ciidamada Ilaalada Xamar (Minishiibiyo) Taariikhdu markey aheyd 22/02/2018, dilkaasi oo ka dhacay degmada Yaaqshiid.
Sabti, June. 23, 2018 (HOL) - Aqoonyahano Soomaaliyeed oo isugu jira qabiiro dhinaca beeraha,wasiiro xilala ka soo qabtay Wasaarada Beeraha Soomaaliya,iyo masuuliyiin ku taqasusay cilmiga deegaanka ayaa shir uga furmay magalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka