6/21/2018
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Jimco, October,12, 2012

Jimco, October,12, 2012 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo, ayaa maanta saaladii jimcaha si kadis ah loogu arkay isagoo ku takanaya masaajid ku yaala magaaladda Gabiley ee gobolka Gabiley, kaas oo aan hore loo sii sheegin inuu madaxweynuhu imanayo magaaladda, balse lagu arkay uun markii uu masaajidka weyn ee magaaladda ku yaalla soo galay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 11, 2012

Khamiis, Oktoobar 11, 2012 (HOL) — Askar ka tirsan ciidanka milateriga Soomaaliya ayaa saddex qof oo shacab ah dilay kaddib markii ay rasaas ku fureen gaari kuwa rakaabka qaada ah oo marayay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, iyadoo rasaastaas ay ku dhaawacmeen laba qof oo kale.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 10, 2012

Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay kulan kula yeeshay magaalada Kambaala ee xarunta Uganda oo uu safar ku joogo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool ayaa ka dalbaday inay kaalin muhiim ah ka qaataan dib u dhiska dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 09, 2012

Talaado, Oktoobar 09, 2012 (HOL) — Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay afar kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray dagaal ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab xalay ku dhexmaray deegaanka Calamada oo ku yaalla jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 8, 2012

Isniin, Oktoobar 08, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoogay dalka Uganda, halkaas oo uu uga qaybgalayo munaasabad lagu xusayo 50-sano guuradii kasoo wareegtay markii Uganda ay xorriyadda qaadatay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]