More Articles
Sabti, July, 28, 2018 (HOL) โSocdaalkan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Asmara ayaa u muuqda mid bog cusub iyo taariikh bilow ah ka dhigaya xirirka diblomaasiyadeed ee labad dal Soomaaliya iyo Eritrea.
Warkii oo dhan
Jimco, July, 27, 2018 (HOL) -Raโiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad ay soo qaban-qaabisay wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo hadal qaaday aragtida xukuumadda Soomaaliya ee Jaamacaddaha dalka.
Khamiis, July, 26, 2018 (HOL) โKhilaafka ka taagan arrimaha Xajka ee ku saleysan qaadista xujeyda Soomaalida ee doonaya in ay sanadkan soo xajiyaan, ayaa u muuqda mid mugdi sii galinaya rajadii Kumannaan Kun oo Soomaali ah ka qaabeen in ay ka mid noqdaan malaayiinta muslimiinta ah ee gudanaya waajibaadka xajka.
Arbaco, July, 25, 2018 (HOL) โ Tababarkan ama Aqoon-is-Weydaarsigan oo ay ka qeyb-gallaan Warbaahinta Dowliga ah, kuwa madax-bannaan iyo culimaโuudiin lagu-na baranayay habka wacyi-galinta iyo ka hortaga gudniinka Fircooniga ayaa lagu soo gabagabeeyay maanta magaalada Muqdisho.
Talaado, July, 24, 2018 (HOL)โRag bastoolado ku hubeysnaa ayaa galinkii danbe ee maanta degmada Howl-wadaag, gaar ahaan Suuqa Weyn ee Bakaaraha ku toogtay sarkaal ka tirsanaa nabad-sugida Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Ismaaciil Ciriiri.
Isniin, July, 23, 2018 (HOL)โTan iyo wixii ka danbeeyay markii uu soo baxay warka ku saabsan in Daaqa Daahir Nuur oo 10 sano jir aheyd ugu geeriyootay gobollada dhexe dhiig-bax ay ka dhaxashay gudniin lagu sameeyay, ayaa waxaa sii xoogeystay dhaq-dhaqaaqa iyo Ololaha ka dhanka ah sidii loo joojin lahaa dhaqanka ku dhax faafay bulshada ee gudniinka darran ee Gabdhaha.