More Articles
Jimco, August, 03, 2018 (HOL)โTaliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa qoraal kooban oo ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Afar ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab ku dileen duqeyn ka dhacday deegaan 74 km waqooyi ka xiga magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Khamiis, August, 02, 2018 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaacisay in loo tartami doono xilka guddoomiyaha Bankiga dhexe oo markii hore ku iman jiray magacaabis.
Arbaco, August , 01, 2018 (HOL)-Qaraxan oo dhacay fiidkii hore ee caawa ayaa waxaa la sheegayaa in qof walxaha qarxa ku xirnaayeen uu beegsaday gaari ay saaraayeen masโuuliyiin ka tirsanaa maamulka Khaatumo garabka loogu yeero Badbaado Khaatumo.
Talaado, July, 31, 2018 (HOL)-Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markii ugu horeysay lagu sheegay in wasaaradu baadi-goob u gali doonto midabka saxda ah ee calanka Soomaaliya.
Isniin, July, 30. 2018 (HOL)โIyadoo ay muuqato in uu dib u soo noqonayo xiriirkii Eritrea ee qaarada Africa iyo guud ahaanba marka la eego caalamka intiisa kale ayaa dhawaan lagu wadaa in ay tagaan qaar ka mid ah madaxda wadamada ku jira Urur gobolleedka IGAD
Axad, July, 29, 2018 (HOL) โ Guddoomiyaha Ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cusmaan ayaa sheegay in kulan dowladda Soomaaliya raali galin ka bixisay dhiibistii sarkaalkii ka tirsanaa Ururka Cabdikariin Muuse Qalbi โDhagax.