More Articles
Isniin, August, 27, 2018 (HOL)-Labo askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku geeriyootay qarax goor dhaw lugula eegtay gaari yar oo ay la socdeen degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
Warkii oo dhan
Axad, August, 26, 2018 (HOL)- Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaan-ka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar ayaa isaga iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo waxaa ay tageen magaalada Jigjiga ee xarunta u ah dowlad deegaan-ka Soomaalida.
Sabti, August, 25, 2018 (HOL)โUrurka ONLF ayaa markii ugu horeyay soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee dhawaantan loo doortay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxโuud Cumar Cagjar sida uu Idaacada VOA u sheegay afhayeenka ururka.
Jimco, August, 24, 2018 (HOL) -Sida goob-jogayaal ay u xaqiijiyeen Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ciidamo ka tirsan maamul gobolleedka Jubbaland ayaa weeraray saldhig ciidan magaalada Kismaayo, waxaana weerarkan la xaqiijiyay in ay ku dhaawac-meen Labo ruux.
Khamiis, August, 23, 2018 (HOL)-Madaxweynaha cusub ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar [Mustafe Cagjar] ayaa u sheegay dad uu kula hadlayey magaalada Addis Ababa in uu ka shaqayn doono sidii loo beddeli lahaa calanka dawlad-deegaanka.
Arbaco, August, 22, 2018 (HOL)-War goor dhaw naga soo gaaray magalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya guddiga fulinta xisbiga dimuquraadiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya madaxweyne u doorteen Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar.
Talaado, August, 21, 2018 (HOL) - Guud ahaan dunidda islaamka ayaa si weyn loogu dabaaldegay maalinta Ciidal Adxa oo ka mid ah labadda ciidood ee ugu weyn muslimiintu ee ay iskugu soo baxaan.