More Articles
Axad, October, 14, 2018 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo saaka gaaray magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kulamo xogwareysi ah la yeeshay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaasi.
Warkii oo dhan
Sabti, October, 13, 2018 (HOL)-Ku dhawaad 16 ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen Qaraxyo is xig xigay oo galabโdhicii caawa ka dhacay magaalada Baydhabo, sidoo kale waxaa qaraxyada ku dhaawacmay in badan 20 ruux.
Jimco, October, 12, 2018 (HOL) โ Kaddib munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayeey dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay qalabkii ugu danbeeyay ee kontaroolka hawadda Soomaaliya.
Khamiis, October, 11, 2018 (HOL)โ Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii 14-ka bishii October ee sannadkii 2017 lala eegtay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho
Arbaco, October, 10, 2018 (HOL)โ Magaalada Astana ee caasimadda dalka Kazakhstan waxaa maanta ka furmay shir caalami ah oo looga hadlaayey arrimaha biyaha ay dalalku wadaagaan ee ku jira webiyada caalamiga ah.
Talaado, October, 09, 2018 (HOL) โ Duufaan loogu magac daray Luban ayaa lugu wadaa inay ku dhufato cirifka bari ee Soomaaliya saacadaha hore ee Axadda, ayadoo dabaylahana la qiyaasayo in xoogoodu uu noqon doono kuwo ilaa 60 mayl saacaddiiba ku socda.