Isniin, November, 26, 2018 (HOL)- โจRaโiisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ku hoos shaqeynta tubta amniga iyo caddaaladda ee xukuumaddu u qorsheysay in dalka xasillooni lagula soo dabbaalo.
Warkii oo dhan
Axad, November, 25, 2018 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dhaqaalaha badaha.
Warkii oo dhan
Sabti, November, 24, 2018 (HOL)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, C/laahi Goodax Barre, waxa uu booqasho shaqo ku tagay Jaamacadda ugu weyn dalalka wuqooyiga Yurub ee Lund University ee dalka Sweden, kadib markii uu casumaad gaar ah uu ka helay Jaamacadda Lund, casuumaddaas oo salka ku haysa heshiis is-afgrad ah oo dhex maray Dawladdii ku- meel gaarka ahayd ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Lund sanadkii 2002. Xiriirka labada jaamacadood waxaa waqti dheer ka soo shaqeynaayey ururka Somali Interntional Rehabiltation Centre (SIRC) ee magaalada Lund, gaar ahaan Prof. C/laahi Maxamed Jaamac, Prof. Arne Ardeberg, Liban Wehliye iyo Dr C/laahi Cilmi Maxamed (Asad).
Warkii oo dhan
Jimco, November, 23, 2018 (HOL) โSafiirka cusub ee Mareykanka uu u magacaabay Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa sheegay in uu dib ugu guurayo Soomaaliya ilaa horaanta bisha December ee sanadkan sida uu ku sheegay wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA.
Warkii oo dhan
Khamiis, November, 22, 2018 (HOL)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in goor dhaw halkaa lagu dilay qof rayid ah labo kalana lagu dhaawacay.
Warkii oo dhan
Arbaco, November, 21, 2018 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo maalmihii ugu danbeeyay-ba socdaal ku marayay qaar ka mid ah gobollada Soomaaliland ayaa wacad ku maray in aysan wada hadal la gali doonin dowladda Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Talaado, November, 20, 2018 (HOL) โ Taliska Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku dileen 37 dagaalyahan oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab.
Warkii oo dhan