More Articles
Arbaco, December, 12, 2018 (HOL)-Qoraal uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay heshay warbaahinta ayaa lagu sheegay in 09kii bishan uu qabtay sida uu hadalka u dhigay mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya
Warkii oo dhan
Talaado, December, 11, 2018 (HOL)-Qoraal ka soo baxay xoghayaha Golaha Shacabka sidoo kale-na loo diray guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu sheegay in uu buray sharciyan mooshinkii laga keenay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Isniin, December, 10, 2018 (HOL)- Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo goor dhaw warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa awaamiir cusub ka soo saaray xarunta Golaha Shacabka iyo iaalinta hantida iyo miisaaniyda Golaha.
Axad, December, 09, 2018 (HOL)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Norwey u fadhin doonta Soomaaliya ,Elin Bargithe Rognlie.
Sabti, December, 08, 2018 (HOL)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka hor-yimid kala diridii uu Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ku sameeyay Guddigii Maaliyadda iyo La xisaabtanka Heyโaddaha dowladda.
Jimco, December, 07, 2018 (HOL)โ Hay'adda sirdoonka iyo nabadsugidda Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu dhigay labo xubnood oo ka tirsan kooxda al-Shabaab.