4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Shir lagu taageerayey dib u heshiisiinta Qaran iyo Dowladda Federalka
Waxaa dhamaan jaaliyadaha soomaaliyeed ee North America La ogeysiinaayaa in la qaban doono shirwayne soomaaliyeed.
 
Shirkaas oo ujeedadiisu tahay:
 
1) Taageerada Dowladda Ku Meelgaarka ah ee Somaliyeed.
2) Taageerada Shirka Dib u heshiisiinta Qaranka Somaliyeed.
3) Mahad celin good ahaan Beesha caalamka, gaarahaan waddankan Mareykanka sida buuxda oo ay u grab istaageen shacabka soomaaliyeed.
4) Cambaareyn Dawladda Eriteria ee hubka faraha badan ku soo gureysa wadankeena, kaasoo lagu gumaado shacabka soomaaliyeed iyo gabbaadka ay siinayso kuwa qaran dumiska ah.
 
Shirka waxaa lagu qaban doonaa:
711 South Brookhurst st
Anaheim,CA 92804
 
Shirka waxaa la qaban doonaa:
September 2nd 2007,
Saacaduna waa: 4pm - 11:30pm
 
Wabillahi Towfiiq.
 
Haddaad rabto faah faahin nagala soo xariir emailkan:
[email protected]