advertisements

Silsiladda Nabadda : Tartanka Sawirqaadista ee Sannadkan 2021

Ma tahay ama ma jeceshay inaad noqoto xirfadle sawir qaadis? Ma jeceshahay inaad dunida la wadaagto bilicda magaaladaada?

Haddaba ka soo qayb gal Tartanka Sawir Qaadista Silsiladda Nabadda si aad ugu guulaysato 1 kun oo doollar.
Waxaad si fudud uga qayb qaadan kartaa Tartanka Sawir Qaadosta Silsiladda Nabadda adigoo sawirkaaga ugu qurxoon ku soo diraya
[email protected].

Sawirrada ma aha inay noqdaan kuwo aad adiga iska qaadday ama lagaa qaaday, balse waa inay noqdaan sawirro soo ban dhigaya muuqaalka deegaan iyo bilicda magaaladaada.
Si aad xog dheeri ah uga hesho sida aan wax u rabno, eeg
https://silsiladda-nabadda.com oo aad ka heli doontid faahfaahinta tartanka iyo shuruudihiisa.