4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Cayaarta Kubadda Cagta ee "Horn Soccer Week" oo lagu soo gabgabeeyey magaalada Ottawa

Cayaar kubadda cagta ah oo ay soo qabqaabiyeen "Horn Soccer Week" ayaa lagu qabtay magaalada Ottawa ee dalka Canada. Tartankaan ayaa waxaa ka soo qayb-galay shan kooxood oo kala ah:
Red Sea FC, Caldwell FC, South Star FC, Trim FC iyo Gacan Macaan FC.

Waxaa cayaartii kama dambeysta ahayd isku soo baxay kooxaha Red Sea FC iyo Caldwell FC. Waxaan guushii ay raacday kooxdii ku cayaareysay magaca Red Sea FC oo ku guuleystay 4 Gool iyo 2.

Waa sannadkii labaad ee la qabto cayaartaan kubadda cagta waxaan wada cayaaro cayaartooyda da'doodu ka weyntahay 35 sanno.



 





Click here