advertisements

WAREYSI: Xaaladda Siyaasadeed ee Baydhabo iyo Muqdisho

Prof. Abdi Ismail Samatar ayaa ka warbixinayo xaaladda siyaasadeed ee la xiriirta xarigga musharax Mukhtaar Roobow iyo mugdiga soo kala dhex-galay dowladda iyo Guddoomiyaha golaha shacabka.

Waxaa wareystay Wareyi Deeq Darajo, Minneapolis, MN