4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
TACSI: Ciidamada Daraawiishta Puntland

Axad, June, 11, 2017

ASWB,

Annaga oo ku hadleena magaca ummadda Soomaliyeed waxaan tacsi tiranyo leh u direenaa Shacabka Reer Puntland xasuuqii ba'naa ee loo gaystay ciidamada bisha barakaysan ee Ramadan. Waxaa halkan ka tacsiyadeynaya, Khadra Caddawe, Sacdiyo Jakam, Shifo Cismaciil Boqor, Asha Nuur Gelle, Asli Saciid, Asha Xaaji Saciid, Hodan Ahmed Jamac, Ismahan Cali Yasiin, Safiyo Cali Baniin, Halima Caynab, Asho Shino, Ayan Ladane, Habbon Cabdullahi Yusuf, Zamzam Cabase, Sacdiyo Cuuke, Jawahir Xaaji Saciid, Xaawo Cali Carkow, Fahmo Dheeray, Aamina Ciise, Zamzam Goobe, Bosteyo Cali Bashi, Ubax Raage Cumar, iyo dhamaan dadka ku kala nool wadamooyinka qurbaha.



 





Click here