4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Dugsiga Somali Islamic online - Barashada Quraanka Kariimka

Dugsiga Somali Islamic online oo u soo kordhiyay fasalo cusub oo ah barashada quraanka iyo culuumta diinta  bulsha waynta somaliyeed eeku dhaqan qaaradaha America , Europe iyo Australia .

Somali Islamic online oo ah dugsi Caalami ah oo habka Online-ka wax looga barto dunida oo dhan, ayaa wuxuu bushaaro u hayaa bulshada Soomaaliyeed oo ku kala dhaqan qaaradaha dunida sida  America, Yurub, Australia iyo Afrika.

Dugsigu wuxuu kuu diyaariyay barnaamij wax barasho oo ku saabsan Qur’aanka kariimka ah iyo culuumtiisa iyo luuqada carabida; sidoo kale wuxuu diyaariyay dugsigu macallimiin aqoon iyo khibrad u leh aqoonta shareecada Islaamka.

Culuumta uu Machadku bixiyo Waxaa ka mid ah:
1. Quraan-tajweed lagu baranaayo  2. Xadiis 3. Caqiido 4. Fiqi  5. Tafsiir 6. Luuqadda Carabida oo higgaad leh

Maamulka Somali Islamic Online ayaa waxay qurbo-joogta Soomaaliyeed ku wargeliyeen in dugsigu uu si Online ah wax u bari  doono iyaga iyo carruurtooda meel walba oo ay dunida ka joogaan.

Qofka raba is diiwaan galin ama faahfaahin intaa ka badan, waxay Somali Islamic Online kala xiriiri karaan – Cinwaannada kala ah,
Numberka maamulka dugsiga:
0014155230233 _{call free}
00252633427239_ {whats,app , viber, imo}
00252659704227. _{whats,ap ama viber}.
Skype [somali.islamic.online] .  
 Email: {[email protected]}

Waxaad ku soo diri kartaa numberkaaga ama address kaaga  si uu  maamulku kuula  soo xidhiidho emailkan: [email protected]
Ama pageka madrasada ee facebook
https://www.facebook.com/Somali-islamic-online-152534381765770/?fref=ts



 





Click here