Habeenka Qalin Jebinta Ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota & Koobka horyaalka kubadda Cagta Soomaalida Minnesota 2007
Usbuuca Xornimda Soomaalida oo loo yaqaan “Somali Week”
Guul ayaa u soo hoyatay Soomaalida Minnesota ama guud ahaan Soomaaliya mar hadii sanadkan 2007 ay nagu soo biireen aqoonyahano cusub oo badan oo ka soo aflaxay waxbarashada sare ee jaamacadaha Minnesota 2006-2007
Fadlan ka soo qayb gal xafladdan lagu dhiirigelinayo niyadda ardeyda Soomaaliyeed iyo waalidkii la soo dadaalayba lana rabo inay ubadka yar yar ku daydaan kuwa najaxay iyo in kor loogu soo qaado sumcadda bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota oo ay dacaayado badan la soo derseen 2006-2007 si loogu bedelo wanaag iyo horumar ama sumcad wanaagsan.
Goorma: Habeenka Isniinta July 2nd, 2007 Saacadu markay tahay 7:30pm
Goobta: St. Paul Central high School
275 North Lexington Parkway - Saint Paul, MN 55104
Qiimaha lagu gelyo qofkii waa : $5
Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
Abdulaahi Aden oo ah madaxweynaha ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Minneapolis Technical & Communiy College iyo Somali Student Association 612 986 0720 ama
Maxmuud Nuur Wardheere [email protected]