Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Jun 8 , 2023
Qaar ka mid ah Xildhibaanada labada Golle ee Jubbaland oo ka horyimid magacaabista maamulka cusub ee Gedo
Khamiis, Juun 8, 2023 (HOL) - Xildhibaanadaan ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee kasoo Jeeda maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga soo horjeestay maamulka cusub ee gobolka Gedo uu u magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Xildhibaanadaan oo kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku tilmaamay magacaabista maamulka cusub ee gobolka Gedo mid aanan waxba soo kordhinen oo sii kala fogeyneysa reer Gedo iyo Jubbaland.
Mudanayaashaan oo ay ka mid ahayeen Senator Iftiin Xasan Baasto iyo Senatar Fartaag oo la hadlay Warbaahinta ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh oo ay sheegeen ineysan ka aqbaleyn waxii ay horay uga diideen Farmaajo.
"Bisha sideedaad ee sanadkan doorasho ayaa ka dhaceyso Jubbaland looma baahna in fowdo cusub la abuuro mana aqbaleyno hal maalin oo muddo kordhin ah" ayuu yiri Senatar Iftiin Xasan Baasto.
Kulanka Xildhibaanadan labada Golle ka tirsan ayaa imaanaya, iyadoo maanta uu sidoo kale ka horyimid guddoomiyaha Gedo Axmed Buulle magacaabista maamulka cusub ee gobolka Gedo oo uu sameeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Garaad Jaamac: Hadii Muuse uu ciidankiisa la bixi waayo indhihiisa oo shan ah ayaanu ka saaraynaa
6/8/2023 4:57 PM EST
Khamiis, Juun, 8, 2023 (HOL) - Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu ciidankiisa ka saaro gobolada SSC isaga oo sheegay in ay xoog kaga saari doonaan hadii aanu la bixin.
Faysal Cali Waraabe: Golaha Ammaanku malaha awood sharci oo ay kaga hadasho arrimaha Somaliland
6/8/2023 3:21 PM EST
Khamiis, Juun 8, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Golaha Ammaanku aanu lahayn awood sharci oo uu kaga hadlo arrimaha Somaliland.
Lionel Messi oo ku biiraayo koox yar oo 5 sano jirto oo saaxiibkiis uu leeyahay
6/8/2023 3:14 PM EST
Khamiis, Juun 8, 2023 (HOL) - Xiddigaan reer Argentine ayaa Arbacadii ku dhawaaqay inuu si xor ah ugu biiri doono kooxda Inter Miami ee ka ciyaarto Horyaalka Kubadda Cagta Mareykanka “Major League Soccer” ee magaciisa loo soo gaabiyo (MLS).
Somaliland oo ka jawaabtay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
6/8/2023 12:43 PM EST
Khamiis, Juun, 8, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa soo dhawaysay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay in ay ciidankeedu ay ilaalinayaan madaxbannaanideeda dhuleed.
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka horyimid hanaanka loo wajahayo wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab
6/8/2023 9:51 AM EST
Khamiis, Juun 8, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo wareysi dheer siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa si adag uga soo horjeestay hanaanka madaxda dowladda u wajahayaan wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.
Golaha Wasiiradda oo meel mariyay heshiiskii doorashada ee golaha wadatashigu soo saareen
6/8/2023 8:13 AM EST
Khamiis, Juun 8, 2023 (HOL) - Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa meel mariyay dhaqan gelinta heshiiskii uu gaaray golaha wadatashiga qaran. Heshiiskaas oo ah dhaqan galinta hannaanka doorashooyinka dalka.
SSC-Khaatumo oo soo dhawaysay warbixinta Qaramada Midoobay ee xaalada Laascaanood
6/8/2023 3:07 AM EST
Khamiis, Juun 8, 2023 (HOL) - Qoraal kasoo baxay SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in SSC ay soo dhawaynayso bayaanka Qaramada Midoobay ee xaalada Laascanood.
Guddoomiyaha gobolka Gedo oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha xurta ah ee Jubbaland
6/8/2023 3:00 AM EST
Khamiis, Juun 8, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buule Garaad ayaa si adag uga horyimid maamulka cusub ee uu gobolkaas uu u magacaabay dhawaan madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.
Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay go'aamadii golaha ammaanku kasoo saareen colaadda Laascaanood
6/8/2023 2:36 AM EST
Khamiis, Juun 8, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aammadii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood.
Somali News
Somali Council of Ministers approves NCC's election agreement amidst opposition
-
HOL
6/8/2023 9:28 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Somali Council of Ministers has given its seal of approval to the political agreement reached by the National Consultative Council in Mogadishu last week, despite facing opposition from senior political figures in the country.
Somali forces kill 20 al-Shabab militants in southern Somalia
-
HOL
6/8/2023 7:47 AM EST
Mogadishu (HOL) - At least 20 al-Shabab militants were killed in a security operation by the Somali National Army forces in Lower Shabelle on Wednesday.
Lionel Messi announces MLS move, turning down Barcelona: 'I made the decision that I'm going to go to Miami'
-
CBS
6/8/2023 1:26 AM EST
In a joint interview Mundo Deportivo and Sport the 35-year-old legend announced the decision
Somali President holds meeting with SCC-Khatumo traditional elders in Mogadishu
-
HOL
6/8/2023 1:15 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamza Abdi Barre met with traditional elders from the Sool, Sanaag, and Ayn regions, collectively known as SCC-Khatumo, in Mogadishu on Wednesday afternoon.
SSC-Khaatumo council supports UN statement on Las Anod
-
HOL
6/8/2023 1:07 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Supreme Council of the SSC-Khaatumo State, traditionally known as the Garaads, has expressed their endorsement of the UN Security Council's recent statement on the escalating conflict in northern Somalia, particularly the troubled Sool region.
Omar elevated to No. 2 slot among House Budget Democrats
-
Roll Call
6/8/2023 12:35 AM EST
Minnesota lawmaker, lightning rod for the right, was kicked off Foreign Affairs panel this year
A writer from Somalia dedicated a book to relations with Turkey
-
Morning Express
6/8/2023 12:32 AM EST
Somali writer Ayse Hasen Senkayi wrote a book about Somali-Turkish relations as a token of gratitude to Turkey for supporting her country.
Man City and Inter target Champions League glory in Istanbul final
-
Arab News
6/8/2023 12:30 AM EST
ISTANBUL, Turkiye: Manchester City are hoping to get their hands on the Champions League trophy at last, and complete a historic treble, when Pep Guardiola’s team face outsiders Inter Milan in Saturday’s final in Istanbul.
IPI Africa press freedom monitoring: Journalists in Somalia, Ethiopia, and Sudan face censorship, arrests, and violence
-
IPI
6/8/2023 12:22 AM EST
Journalists in Somalia, Ethiopia, and Sudan faced significant pressure, including censorship, arrests, and violence, according to IPI monitoring of press freedom threats and violations for the month of April.
UN Security Council voices concern about violence in northern Somalia
-
Xinhua
6/8/2023 12:18 AM EST
UNITED NATIONS (Xinhua) -- The Security Council on Wednesday voiced concern about the ongoing violence in Las Anod in the Sool region of northern Somalia, which has led to a large number of civilian casualties and the displacement of more than 150,000 people.
Al-Shabaab terror group attack Ethiopian military base in Somalia
-
AA
6/8/2023 12:16 AM EST
Ethiopia says its forces ‘stopped the attackers in their tracks’